Abdiaziz Ali Hussein
1 min readDec 20, 2019

Arrin Bogaadin Mudan.

_____________________

Qore: Cabdicasiis Cali

Waa war lagu diirsado arrinkan Uu Wasiir Mohamed Fatah Ku dhawaqay Wuxuu ka muuqan doonaa tayada waxbarshada DDS. Waana mid ku qotonta Barnaamijka Guud Tayaynta waxbarshada qaybtiisa Horumanrinta Macalimiinta ( Teachers Development Programme).

Macalimiinta iyo Abwaanadu Waa Garaadka Buslhada. Bulsho aan Labadaa Dhaqaalaysan waxay Messhay Bulshada ku leeyihiina ku nor ka yeelin..Bulshadaasi waa Habeen madow. Macalimiintu waatiirka Bulshada.

Waxaan Halkan Idinkula wadaagi Qoraalo aan ku maamuusay Macalimiinta hadda ka horana idinla wadaagay iyo Video Wiil maamusaya macalinkiisii oo lasocday dayuurad uu wade ka ahaa Ardaygii macalinkaa rakaabka ka mid ahaa.
https://sdmpost.com/i-am-the-product-of-my-teacher-part-i/
https://www.unesco-re.org/2019/10/06/i-am-the-product-of-my-teacher-part-i/
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=3479439112096249&id=100000905846506
https://www.addisinsight.net/2019/10/07/i-am-product-of-my-teachers/
https://sdmpost.com/teacher-shaafi-qorane-a-tale-to-his-products-by-abdiaziz-ali-hussein/

Waxaan kusoo Afmeeri qoraalkan Afarlay ku saabsan Tacliinta oo aan dhawaan tiriyey.

Todobaadkan Tacliinta!
Tashiyadeedan Toosan iyo!
Tayayteedan ka Tiriigtay Deegaanka!
Waa Tabtaynu Rabnee!
Taakulaynteeda u Istaaga!

***********************
Kuweena Qalinlaydaa!,
Tukaan kii dhex Taaganiyo!
Badda kii ka Talaabay!
Aan ku deeqno Kaskeeniyo
Shilinkeena Hagarli'i!

Barayaasha utaagan!
Inay Taaba Gashaan Tacliintiyo!
Toosinta Da' Yarteena!
Taageeradooda Hagarli'i!
Iyana aan u istaagno!

Sharaf iyo Milgo Kunoolaada Cidkastoo Xurmaysa waxay Mudan Yihiin Xa u leeyihiina Siday u heli lahayeen ka shaqasa.

Abdiaziz Ali Hussein

Educationalist, Writer, Award-winning advocate and best Contributor, and Ex United Nations, INGO, and Govt. Email: abdiaziz172@gmail.com